Ku soo dhawaada koorso cusub oo aan ku baran doonno sida loo dhiso website cusub, loo gato Hosting + Domain | Casharro taxane ah | Muqdisho Post – Saaxiibka Aqoonta
source
Ku soo dhawaada koorso cusub oo aan ku baran doonno sida loo dhiso website cusub, loo gato Hosting + Domain | Casharro taxane ah | Muqdisho Post – Saaxiibka Aqoonta
source
Jazakalaahu Kheira
Aad baad umahadsantahay saaxiib
Guuleyso
Mahadsanid ustaad
Waad maahdsantay alle ha kaa abaal mariyo sidad ugu hagar baxday inad wixi aqoona ee aad dheertay u faa,idaayso dhalinyarta wa mihiim ee halka nooga sii wad mhdsanid
👇 þrðmð§m
Mwad mahadsan thy ust. Magaca websiteka markan la boxo qolada hosting-ka miyan udiraya
Ustaad thnks waan kula socdaa waana kula bilaawday Qeyralaha kusiiyee hana caajsin inshaa allaahmarkaan dhameyno waad arki doontaa aqoontaa na bartay 💯💯💯💯💯
Aad ayaad ugu mahadsan tahay macalin, marka aad Domainka ama hostiska dalbanayso waxyar nooyara faah-faahi macalin.
Lesson 2 Please, ma sugi kro intaan ka dhisay website aan aniga leeyahay.
Meel aana ka raadin ma lahan.. aad ayaan ugu farxay ustaadii.. looking forward to watch the next lesson.
Rooble ahmed iile qalbi taajir waan kusalaamay saxiin. Go forward
Sida loo sameeyo website iga oo somalia joogo makujirtaa arinkaan